Austria - Interview laga qaaday Gabadh Soomaaliyeed oo soo tahriibtay
2015-11-27 2 Dailymotion
Daawo Interview laga qaaday gabadh Soomaaliyeed oo ku jirta Kaam ku yaala dalka Austria, waxayna ka waramaysaa dhibaatada ay soo martay markay soo tahriibaysay.